Baarlamaanka iiraan oo ku baaqay in madaxwayne xasan rooxaani la maxkabadeeyo

0
29

Muqdisho (Walwaal Online)- Baarlamanka Wadanka Iraan ayaa ku baaqay in maxkamd la soo taago madaxweynaha Dalka Xasan Ruuxani maanta oo isniin ah. Qaar kamid ah Xil dhibaanada Baarlamaanka ee Dalkaas ayaa waxaa ay ku tilmaameen madaxweynaha i in uu galey khiyaamo qaran kadib markii uu heshiis ku meel gaar ah uu la galey hay’adda Atoomikada Aduunka ee Loo soo gaabiyo IAEA.

Xubnaha Baaralamaanka ayaa waxaa ay sheegeen in heshiiskaasi uu ahaa mid lagu khiyaameyo Dadweynaha Reer Iraan, waana sababta keentey in qaar kamid ah xildhibaanada ay u codeeyeen in madaxweynaha Lagu soo oogo Dembi ah khiyaamo.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here