Codsi.

0
47

Waan jeclaa lahaa Qofkii ogaal igu dhaamo in uu wax iiga sheego, waxa ey 12/9/2022, Ansixiyeen Guddiga isku dhafka heer Wasiir ee Qandaraas Bixinta shidaalka somaliyeed. Ma loo gudbiyay Golaha Wasiirada? .

Ma loo gudbiyay Gudiyada khayraadka ee Labada Aqal?. Faahfaahin ma laga siiyay Shacabka?.Waxaan Xaq u leenahay Shacab ahaan, Go’aanada masiiriga ah qaarka sharcigu noo ogol yahay in naloo sheego.

Codsade: Yahya Amir

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here