Daawo: Puntland iyo Somaliland Oo Ku Shiray Duleedka laascaanood Maxayse ku kala Qaateen.

0
26

Walwaal Online; Waxaa Duleedka Magaalada Laascaanood Gaar ahaan Aaga tukaraq ka dhacay Kulan dhexmaray qaar kamid ah saraakiisha Maleeshiyada SNM iyo Kuwa maamulka Garoowe,

Maamulka Puntland ayaa Duleedka laascaanood ugu geeyay maamulka SNm Nin La sheegay in uu qof ku dilay Hargaysa islamarkaana u baxsaday Dhanka Puntland.

Maamulka SNM Ayaa uga mahad caliyay mamaulka Garoowe sida wacan ee ay ula shaqeenayan iyo xidhiidhka wacan ee ka dhexeeya labada maamul,

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here