Dhallinyarada Dhulbahantoow mid ogaada.

0
27

Isim, guddi, wadaad iyo ganacsade wuxuba innaga ayey wax inagu yihiin. Waa in ay rabitaankeenna xurmeeyaan, ka aan xurmaynaynna inaga baqaa.

Ma jirto sabab aynnu u ixtiraamno dad innaga shaqaale inoo ah. Isimka inyar danteenna ka gaabiya sow koofiyadda kama xoori karno?

Wadaadka xaqeenna awda sow masjidka kama saari karno? Ganacsadaha cadawga inagu ah sow meheraddiisa xun maba gubi karno? Ninka guddidada ah ee dabindhuuda sow maba gawrici karno? Intaba haaheey.

Haddaba hawshu way wacan tahay e waxaad ogaataan in uusan halganku ku xidhnayn go’aanka odayaasha oo qudha. Taas sii xusuusnaada, wax walbana sidii la rabay ayey u socdaan.

Advertisement

W/Q: Maxamed A. Hoobaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here