Aabaha: Waxaan ku iri wiilkeyga waxaad guursaneysaa gabadha aan kuudooro .
Wiilk: No.
Aabaha: Gabadha waxaa dhalay Bill gates
Wiilka: Okay.
Aabaha:waxaan wacay bill gate waxuuna usheegay inaan Rabo gabadhisa inuu guursado wiilkeyga.
Bill gate : No.
Aabaha: waxaan usheegay Bill gate wiilkeygu inuu yahay CEO World bank .
Bill gate : Okay.
Aabaha: waxan wacay madaxweynaha world bank waxaan ka codsaday inuu wiilkeyga kadhigo CEO World bank .
Waxuu yiri No.
Aabaha: waxaan usheegay inuu guursanayo Gabadha Bill gate .
Waxuu yiri Okay .
Aabaha: Tani waa sida saxda ah eey u shaqeeyso Siyaasada.
Maxaad kafahantay Adiga ?