Imaaraadka & Qadar oo kulamo u biloowdeen lagana yaabo in Abudubey Raali-geliso Dooxa.

0
26
In this May 5, 2018 photo, a giant image of the Emir of Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, adorns a tower in Doha, Qatar. Kuwait’s foreign ministry announced Monday, Jan. 4, 2021 that Saudi Arabia will open its air and land borders with Qatar in the first steps toward ending a diplomatic crisis that has deeply divided regional U.S. allies since 2017. (AP Photo/Kamran Jebreili)

Muqdisho (Walwaal Online)- Sadex Sanno kadib waxaa markii ugu horeysey kulan gaar ah qaatey Diblamaasyiin Sare oo ka kala socda Dalalka Qadar iyo Imaaraadka.

Kulanka ayaa waxaa uu ka dhacay Dalka Kuweyd oo ka mid ahaa wadamadii diiday in ay go’ doomiyaan Doxa sanadkii 2017.

Dowladda Qadar ayaa kaga guuleysatey Dagaalkii ay lagaleen Saxiibadii Khaliijka waxaana hadda Dubay, dooneysaa in ay Doxa  ka raali-galiso wixii dhacay waliba si hoose.

Hadii markii dhibaatada ay jirto la adkeysto waxaa xaqiiqa ah in Guushuna ay Isha baalkeeda tahay, waana midda hadda ay kufaato Wasaarada Arimaha dibada Xukuumadda Qadar.

Advertisement

Dhinaca kale waxaa ay xurguf siyaasadeed oo wali aaney si Dhab ah dibada u soobixin ay ka dhexeysaa Boqortooyada Sucuudi Carabiya iyo Imaaraadka.

Waxay waraahinta Ka faaloota Arimaha Gobalka ay sheegeyaan in Xukuumadaha Riyaad iyo Abu’dubaay ay kulala boodeen qorshihii Dalka Yemen.

Labada wadan oo ah kuwo Dhaqalahooda lagu dhibaateeyo Dadka Muslimiinta ah ayaa hadda waxaa muuqaneya in ay kala jiidaneyaan . (War-jirraba Cakaaruu imaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here