Intay Qam isku siiyaan hagoog….

0
56

Markii Ingiriisku na jabiyay, kaliya kuma aanu waayin naf iyo maal. Waxa aanu ku waynay dal iyo dhamaan sawaracayagii maguuraanka ahaa. Hagoogtu waxa ay ahayd dhaqan Hartigu ka simanyahay, si weyna Dhulbahante caan ugu ahaa. In la hagoogtaa waxa ay muujinaysay sarrayn iyo qab. CaliDhuux oo sawiraya sida Dhulbahanta u jabay, waxa uu laba jeer oo kala duwan yidhi:

“Hogo uma tu’shaan baarqabkii loogu hayn jiraye

Dhalinyaro hagoog loo ogaa kama hor jiibshaane”

“Inta qam isku siiyaan hagoog qaran ma sheegtaane”

Advertisement

Sawirku waa Aayatullaahi Suudi oo Sidii awawgii Xiddig Xasan Aadan u hagoogtay.

W/Q: Ciise Ciise

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here