Islaab-xaadhasho

0
31

Shir ay beelaha walaalaha ah ee Jaamac Siyaad iyo Maxamed Siyaad (Ugaadhyahan) ay isku laab-xaadhayaan ayaa socda. Labadan beelood ee Siyaad Maxamuud waxaa aad u saameeyay siyaasaddaha lasoo waariday ee hareeraha uga imanayay Laascaanood, oo udub dhexaad u ahaa gunnimadii 15-ka sanno la dugsanayay.

Shirkani waa astaan muujinaysa midnimo guud oo haani gun bay ka tolantaa ku dhisan.Dhulbabantaha kalena wax shaki ah yaanu shirkani gelin. Waa uun duul walaalo ah oo isu boholyoobay oo derbigii la dhex dhigay iska dumiyay ee wax kale ma jiraan.

W/Q: Aadan Jamac Ogle

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here