Madaxwaynaha Soomaaliya iyo dawlad-goboleedyada taageersan oo shir u soo xidhmay

0
36

Muqdisho (Walwaal Online)- Waxaa goordhow soo dhamaaday kulankii u dhaxeeyay Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada saddexda ah ee taabacsan dowladda Federaalka, Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, waxaa sidoo kale  kulankaas qeyb ka ahaa Taliyaha NISA oo kulamadii u dambeeyay ee Madaxtooyada ka dhacay uu dhammaantood goobjoog ka ahaa, iyadoo la rumeysan yahay inuu door weyn ku lahaa go’aamada la gaarayay.

Shirkan oo saacado badan socday ayaa illaa hadda xog rasmi ah laga helin, waxaana uu kulankan ku soo aaday, iyadoo caawa ay shir u balansan yihiin Midowga Musharaxiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here