Qaar kamid shaqaalaha wasaaradda Caafimaadka XFS oo diiday iney qaataan Talaalka Covid 19 iyo digiin loo diray

0
60

Muqdisho (Walwaal.com)- Wasiirka caafimaadka soomaaliya ayaa sheegtay in cabsi xooggan ay ka muujiyeen talaalka Astarazenec in ay qaataan qaar kamid ah shaqaalaha caafimaadka ka shaqeeya ee marka horeba FRONT-LINE-KA kamid ah.

Maalmaha soo aaddan xoog ayaa lagu siinayaa shaqaalaha caafimaadka talaalka covid-19 haddii kale shaqada ayaa laga eryayaaa kuwoodii diida.

Dhawaan qaar kamid ah wasaaradaha XFS ayaa qaatay talaalka loogu talagalay cudurka dilaaga ah ee Covid 19 kaas oo hada dalka kusoo laba kac leeyey.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here