Run miyaa? Ma ogi.No.527

0
67

Axmed yare ayaa yiri:

Axmed Yare oo ah Wiil 7 Sano jir ahaa, ayaa Aabihii tusiyay Warqad uu wax ku soo Sawiray.( F.S: 1aad)

Aabihii ayaa yiri: Waa maxaay Sawirkaan?

Axmed ayaa yiri: Waa Nin rabay in uu Walaalkii Dilo, mana Ogo Hubka uu Walaalii ku dilayo in uu isaga laftiisu isku dilayo.

Advertisement

Aabihii ayaa yiri: oo Ninkaani intuu joogaa ?

Axmed yare ayaa yiri: Aabe sow Adigu Shalay ima dhihin Laba Nin oo Walaalo ah, ayaa isku dilayo, Cadale iyo Raaga Ceele.

Axmed Runtii Miyaa? Ma ogi.

Qore: Yahya Amir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here