Sheekhaygoow Alle ha kuu naxariisto.

0
33

Waxaan rejaynayaa inaad beer beeraha jannada ah uu qabrigaagu noqday.Sheekhow, labadii kooxood ee iska kaashaday dilkaagii Kaa ma ay danbeyn. Koox koonfur ayaa lagu baacsanayaa wayna sii dabar go’ayaan, kooxdii kalena magaaladaadii aad jeclayd ayaa habeen ugu dumay oo waxba lama noola.

Gobanmimadii aad dadkaaga iyo dalkaaga la jeclayd way soo carfaysaa, geed aad beertayna wuu koray oo laamo ayuu bixiyay.Rabbi ha kuu raxmado oo jannada ha inagu kulmiyo.

W/Q: Abdiaziz M. Jama

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here