Soodhowoow Garaad

0
34

Rabitaanka shacabka awooddiisa iyo sida ay talada isimadooda ugu kalsoon yihiin waxa aad ku garanaysaa, Garaad Cabdirsaaq Garaad Soofe oo kusoo wajahan Laascaanood isaga oo Yeyle soo socda ayaa shacabka Laascaanood laamiyada sii taagan yihiin saacaddan.

Ruuxda shacabka ku jirta iyo nayaayirada wajiyadooda ka muuqataa waxa ay xujo ku tahay odayada iyo waxgaradka ay rajadooda iyo taladooda ay dul dhigeen, waxa ay rabaan ninka ka leexdana isaga ayaa ay ka bilaabayaan oo farriinta ay dirayaan waa waxa ay rabaan keliya in ay helaan.

#SomalilandOut.

#SSCGENOCIDE

Advertisement

W/Q: Abdiqaadir A Mohamed Boqorka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here