Soodhowoow Garaad

0
58

Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale ayaa si mug iyo miisaan leh loogusoo dhoweeyey magaaladiisa Laas-caanood oo beryahan ku naaloonaysay neecawda xornimo garaadku isagoo cududdiisa wata ayuu galabta ku laafyoonaya Laascaanood, shacabkiisa ayaa soo dhawayn iyo mushxarad kala hortegay.

Waxay ahayd galab baal dahab ah taariikhda ka gashay, sidaa oo kale garaadada reerka Siciid Harti ayaa ku soo qulqulaya caasimadooda berina waxaa la dhowrayaa Garaadka Guud ee beesha dhulbahante. Xurmadle Garaad Jaamac Garaad Cali.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here