TALISKA QEYBTA GOBALKA BARI OO GACANTA KU SOO DHIGAY KOOX DHAC IYO DHAAWAC XABAD AH UGEESTAY QOF SHACAB AH OO KU SHAQEESANAYAY GARIGA PROBOX.

0
28

Muqdisho (Walwaal.com)- Ciidamada Booliska Gobalka Bari ayaa ku guleestay in ay gacanyta ku soo dhigaan dadkii dhaca yo dhaawaca u geestay qof shacab ah magalada Bosaaso kadib markii garigaas ay ula baxsadeen duleedka Magaalada,

Tan iyo markii lagu soo wargaliyay Booliska Gobalka waxay bilaabeen howlagalo lagu raadinaayo kuwa dhaca u geestay qofka shacabka ah oo ku shaqesanayay gariga loyaqaan (Probox)

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud  ayaa sheegay in Ciidanka Booliska ay ku guuleysteen gaariga la soo dhacay oo ahaa nooca Probox, NO1482 kana diwaan gashana Dowlada Hoose Bosaaso iyo waliba Ciidmaada ay gacanta ku soo dhigeen labo dhalinyaro kuwaas oo hada gacanta ugu jira lamaha amaanka Gobalka Bari,

Goobta Gariaga ay ku soo bandhigayeen Booliska waxaa goob joog ka ahaa ehelada wiilka gaariga laga dhacay islamarkana ay dhaawaca xabada ay u geesteen kuwa falkaas sameeyay.

Advertisement

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa waxaa uu hoosta ka xariiqay in aan qof shacab lagu xadgudbi karin hantidiisa taasna ay tahay astaanta ay ciidamada u taagan yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here