Waa Alshabaab iyo Soomaalilaand

0
45

Dawladda federaalku in ay shaqayso oo dalka wada gaadho labo caqabadood oo isa sudhan baa hor taagan; waa Alshabaab iyo Soomaalilaand.

Waa laba cadaawe oo xulufo ah in la kala gartana ay adag tahay, barnaamishka argagixisaladagaallankuna waa riyaawad la jilo oo dawladaha shisheeye iyo siyaasiyiinta midkoodna daacad kama aha. Isaaqu waxey diiddan yihiin oo ka dagaallamayaan in Koonfur dawladi ka hirgasho si aan Gooni’istaaggu u soo afgo’in illeen haddii taasi dhacdo dawladda uun baa la soo gaadhsiinayaa gobollada Woqooyi e.

Ha la wado ladagaallanka Alshabaab ee qabiileysan waayo horin dhiigwadaag ah oo isu hilbadiriraya ayaa ka qaaliban gaas guraangur ah oo aan nafta isu hurayn.

W/Q: Nuur Illeeye

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here