Cajiib laascaanood 2022 iyo 2023 isbedelka shacabka iyo awoodooda.
2022kii ,Laascaanood qof kasta oo calanka Somalia xidha waa la xiri jirey weliba mandheera loo dhaadhicin jirey
2023 laascaanood waxaa meel kasta sudhan calankii soomaaliya iyo kii khaatumo , shacabka iyagaa gacanta ku haya magaaladooda.
Xitaa laamiga ayuu ku xardhan yahay.
Waryaa tanoo kale arkay.
W/Q: Cabdisamed Maxamed Siciid