70 Soomaali ah oo laga Masaafuriyey Maraykanka

0
244

Dadkan oo dhamaantood rag ah ayaa waxaa shalay laga dhoofiyey gobolka Minnesota.

Tan iyo markii uu xilka la wareegay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxaa Soomaaliya dib loogu celiyay oo la masaafuriyay boqollaal Soomaali ah. Kooxdii ugu dambeysay oo Soomaali tarxiil ah oo ka kooban 70 ruux ayaa shalay laga duuliyay gobolka Minnesota.

Dadka waxaa ku jira dad ay horay loo xukumay oo danbiyo galay iyo kuwa kale oo loo diiday qaxootinimo, waxaana ka mid ah sida uu sheegay Maxamuud Muuse dad aan xitaa garaneyn luuqda Soomaaliga.

Halkan ka dhegeyso

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here