Afkeena hodanka ah

0
290

“Sengihii¹ dirrow² laga dhigee dibintu³ boogowday⁴Maruun buu dakaamaha⁵ jaraa soo durduriyaaye⁶Bal dayooy dabrada⁷ weerar baan daaqad⁸ loo heline.”—Sayid Maxamed Cabdille Xasan.

¹Senge: Faraska kiisa lab. Mar kale waa, faras la dhufaanay oo cayillan.

²Dirrow: Baaba’; kharrib.

³Dibin: Bushin; faruur.

Advertisement

⁴Boog: Nabar caalir leh, jirka muddo ku yaallay oo aan weli biskoon.

⁵Dakaamo: Daal badan oo ku yimaadda gammaanka iyo awrta marka ay socod dheer galaan.

⁶Durduro: Orod xawli ah.

⁷Dabro: Weerar rogaalcelis ah

⁸Daaqad: Maaro; furdaamo.

WQ: Aar Aw Fiqi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here