Andoon Shiikhoof

0
137

Waxa la weydiiyay qoraagii Ruushka ahaa, ee Andoon Shiikhoof, waa sidee bulshooyinka fashilmay?

Wuxuu ku jawaabay, “bulshooyinka fashilmay, halkii caqli ee waxgarad ah waxa ku beegan kun doqon, halkii weedh ee ogaal lehna, waxa ku beegan kun weedhood oo nacnac ah.

Aqlabiyadda bulshadoodu waa mid wareersan goor kasta, iyaga ayaana ka gacansarreeya waxgaradkooda.

Haddii aad aragto bulsho ay mawduucyada cantarabaqashta ahi ka sarreeyaan hadalka wacyiga leh, masraxana ay hoggaaminayaan kuwa liitaa, waxaad ka sheekaynaysaa waa bulsho aad u fashilantay.

Advertisement

–Turjumid : Cali Ileeye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here