Baarlamaanka oo amray in loo hogaansamo doorasho qof iyo cod ah. gudiga madaxa bannaana looga danbeeyo

0
36

Muqdisho (Walwaal.com)- Guddoonka Golaha Shacabka ayaa soo saaray sharci gaar ah oo jiheynta doorashooyinka heer Federaal oo ah doorasho qof iyo cod ah, iyadoo la faray Xukuumadda in Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran looga dambeeyo arrimaha la xiriira doorashooyinka  heer federaal, gacan buuxdana lagu siiyo meel marinta waajibaadkooda dastuuriga.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here