Caaqilka Guud Barkad Oo Been Abuur Ku sheegay Warqad La Sheegay In Uu Xildhibaan Ugu Saxeexay Barlamaanka Pland.

0
255

Walwaal Online; Waxaa Goordhaweyd La hadlay Warbaahinta Khaatumo News Cheif Caaqilka Guud ee Beesha Guuleed Garaad Barkad Cabdilaahi Maxamed dheeg.

Cheifk ayaa ka hadlay Warqad been abuur ah oo laga sameeyay taaso lagu ladhay Shambad Been Abuur ah iyo Saxeex Been abuur ah oo laga dhigaayo in Caaqilku Leeyahay.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here