Daawo; Ladadii Gole Ee Maamulka Khatumo Oo Kalfadhi Ku Shaaciyey Inay Hakiyeen Wadahadalkii Somaliland.

0
104

Walwaal Online; Waxaa Magaaada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn shir uga qabsoomay labadii gole ee maamulkii khaatumo, kaas oo uu madaxweyne ka ahaa AHUN Brof Cali Khaliif oo bishan horaanteedii ku geeriyooday magaalada jigjiga.

Kalfadhigan oo uu shirgudoominayey Gudoomiyihii barlamaanka maxamuud sh cumar xasan oo sharci ahaan uu siinayo inuu si ku meel gaadh ah uu sii hayo xilka madaxweynenimada, ayaa waxa ay war saxaafadeed oo ay kalfidhigoodaa oo aan ahayn mid caadi ah waxa ay ku sheegeen, in ay hakiyeen gebi ahaanba wadahadalkii ay kula jireen somaliland.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here