Dareenka bulshadu ka bixisay, war-murtiyeedkii Garoowe

0
285

Muqdisho (Walwaal Online) – Weli waxaa si xoog ah isaga soo dabadhacaya dareenka bulshadu ka bixisay, war-murtiyeedkii afduubka ahaa, ee shalay lagaga dhawaaqay shirkii Madaxda fashilan ee caalwaaga ahi ku qabteen Garoowe, bulshadu dhamaanteed way ka biyo diidey shirkaa mana uu ka helin soo dhowayn iyo u Dhega nuglaan.

Haddaba muuqaalkani wuxuu ka mid yahay fal-celintii dadku ku naqdiyeen shirkaa, kagana hor yimaadeen ee daawasho wacan

Drama hii labada casho ka socday Garoowe Qaybta ugu yaabka badan waxay ahayd Laascaanood baa la xoraynayaa??🤔??

Posted by Sulekha Abdullahi on Tuesday, March 17, 2020
Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here