Dowlad Goboleedka Juba-land Oo War kasoo saaray shirka dhuuso-mareeb 3

0
644

Maamulka Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay war murtiyeedkii laga soo
saaray shirkii Dhuusamareeb 3 oo ay ka maqnaayeen Jubblanad iyo
Puntland, kaasi oo heshiis laga gaaray doorashada dalka qaabka ay
noqon doonto.

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka  Juba-land Maxamuud Sayid Aadan oo ka
hadlay war murtiyeedka shirka laga soo saaray ayaa sheegay inuu ahaa
mid kadis ku ah islamarkaana  ay Jubbaland ka tashaneyso go’aankii ay
ka qaadan laheyd arrintaan.

Jubbaland iyo Puntland oo aan ka qeyb-gelin wajiga Saddexaad ee Shirka
Magaalada Dhuusamareeb ayaa tiro ka dhowr jeer ku eedeeyay Madaxweyne
farmaajo in uusan fulin heshisyo uu la galay.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here