HOOBIYAYAAL XALAY DHAWAAQOODA LAGA MAQLAY MUQDISHO

0
198

Muqdisho (walwaal online), Qaraxyo waaweyn ayaa saaka laga maqlayaa magaalada muqdisho, iyadoo fiidkii horena lagu weeraray, hoobiyayaal, xerada Xalane, oo fadhiisin u ah dhamaan hay’adaha qaramada midoobay iyo safaaradaha dawladaha soomaaliya la saaxiibka ah.

Weli lama helin faahfaahin ku saabsan, khasaaraha ay dhaliyeen, weeraradaa oo ay sheegteen kuwoodii fiidkii ururka dagaalka kula jira dawlada soomaaliya ee Al-shabaab sida laga xigtey warbaahin afkooda ku hadasha.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here