Jawaabtii aqoonyahanka Puntland

0
249

Muqdisho (walwaal online), Waa khalad laga galay shacabka karaamada Badan ee Puntland Bari, Sanaag, Nugaal, Mudug, Sool iyo Buuhoodle. Miiskii lagu Qoray War-murtiyeedkii Shirkii Puntland iyo Gudigii loo saaray ee loo xulay waxay ahaayeen.

1.Nuuridin Aadan Diiriye ayaa Qoray
2. Cabdi nuurJuxa ayaa soo jeediyey
3. Cumar Cabdi Rashiid

Oo isagu tala bixinta ugu badan baxshey. Umada soomaaliyeed, caalamka iyo dhamaan inta danaysa harumarka iyo nabadda soomaliya waxaan ogeysiineynaa in ay tahay, war murtiyeed ku sheeg ay qoreen laba denbiile oo khalad ka galay qaranka soomaliya iyo midnimada puntland iyo nin la khalday oo la yiraahdo Nuradiin Adan.

Waxaa cabasho weyn qabo Beelah Dega Puntland dhamaantood oo la kala dilay, waxa cabasho qaba umada soomaaliyeed waxaa cabasho qabo wax garadka soomaaliyeed ee reer Puntland.

Advertisement

Haddaba anagoo ah Shacabka, Aqoon-yahanka iyo dhalinyarada Puntland, waxa aan si cad u sheegeynaa in eysan na matalin shakhsiyaadka kor ku xusan. Shirkaasna lagu fashilmay oo ay shakhsiyaad maafiya ahi rabaan in ay masiirka umada ku gataan.

Xigasho

Aqoonyahan: Baashi Bacaraar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here