Kabo qaadnimo

0
585

Sawirkani wax uu ina tusayaa heerka u gu hooseeya ee nin qiimigiisu gaadhi karo. Waa marka ninku hoos u dhaafo xitaa heerka addoonka. Nin hadh galay kuu tolnimo sheegtay halkii aad xiniinyo tusi lahayd u gumow oo caano u lis waa si liidata, caanaha inta uu dhamayo sida addoonka u qabana waa si kale.

Imisa gabay oo taariikhda ku raaga ayaa halkaa ku jira haddii la gabyi lahaa?Raggaa waaweyn waxa sidaa u dullaynayaa waa calooshooda.

WQ: Ibraahin-Hawd Yuusuf

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here