Khasaaraha ka dhashay rabshado ka dhacay Ecuador oo sii kordhaya

0
98

Muqdisho (Walwaal Online)- Khasaaraha dhimasho ee ka dhashay rabshado ka dhacay illaa iyo afar xabsi oo ku yaalo wadanka Ecuador ayaa kordhay, iyadoona haatan tiradaasi ay mareeso 79 ruux.

Dadka dhintay 18 ruux oo kamid ah ayaa maydadkooda laga helay hal goob iyagoo jirkooda go go’anyahay, waxaana lagu tilmaamay rabshadihii ugu qasaaraha badnaa ee abid ka dhaca dalkan.

Madaxa ugu sareeyo booliska dalka Ikwadoor ayaa bartiisa twiter’ka ku qoray in haatan xaaladu dagnatahy, ayna bilawdeen baaritaano ku aadan waxa dhacay.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here