Kudayashu Inaga mudan Yahay, Waxa Ugu wanaagsan Ee wehel lala noqdo Waa Kitaabka Qur’aanka

0
162

“Saddex mar ayaan Quraanka dhammeeyay, illaa iyo haddana maan sii daynin; maalin walba Shan Jus ayaan fadhigaygan ku akhriyaa, bishiina afar mar ayaan Quraanka dhammeeyaa.

Marka qofi wax iga gadanayo kitaabka intaan isku laabto ayaan u adeegaa, marka uu iga dhaqaaqana halkaygii baan akhrinta kasii wataa. Muddo saddex sanno ah oo aan ganacsigan ka shaqaysanaayay sidaas baan soo waday; annigoo faraxsan oo xasilooni dareemaya ayaan ka galbadaa galabtii halkaan”

W/Q: Dr Zakariye Diini

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here