Kushner, Ibn Salman iyo Netanyahu oo ka dambeeyey mashruuca fidnada Jordan

0
28

Xilibaan hore oo rer Urdun ah, Tarek Khoury wuxuu usheegayaa Al-Mayadeen in doorka sacuudigu u cadyahay Amman iyo Washington shirqoolada ka dhanka ah Jordan ee kacdoonka iyo khiyaamooyinka qaran, Tarek Khoury wuxuuna cadeeyay in Jordan ay hayso macluumaad ku saabsan doorka Sacuudiga ee kiiska kacdoonka iyo isku dayga afgenbi.

“Jared Kushner, Mohammed bin Salman iyo Benjamin Netanyahu ayaa ka dambeeya kacdoonka ka socda Jordan” ayuu yiri xildhibaan Tarek Khoury.

” Doorka Sacuudigu kuleeyahay dhibaatooyinku  waa u cadyahay Cumaan iyo Washington, shirqoolada ka dhanka ah Urdun  ee ah kacdoonka iyo khiyaamooyinka qaran, ”ayuu ku yiri qoraalkiisa

“Cumaan waxay haysaa macluumaad ku saabsan doorka Sacuudiga ee arrinta kacdoonka iyo qalalaasaha waxayna sheegi doontaa inay ahayd mid siyaasadeed,” ayuu yidhi.

Advertisement

Khoury waxa kale oo uu xusay in Cumaan ay go’aansatay “in la kordhiyo xulashadeeda siyaasadeed iyo dhaqaale iyadoo la soo dhowayn doono Iran iyo Suuriya.

  • Source: Al-Mayadeen Net
  • Af-celinta Walwaal.com By. Hassan M. Dhiillood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here