MADAXWEYNAHA JUBALAND Axmed Maxamed islaan oo maanta gaaray magaalada Garowe.

0
518

ADAXWEYNAHA JUBALAND Axmed maxamed islaan ( Axmed madoobe ) ayaa
maanta gaaray magaalada garowe ee caasimada puntland waxaana halkaasi
kusoo dhoweeyey madaxweynaha puntland iyo qaar ka tirsan xukuumadiisa.

labada madaxweyne ayaa kulamo ku yeeshay madaxtooyada puntland ee
garoowe islamarkaana hore uga maqnaa shirkii dhuuso mareeb iyadoo aan
la ogayn sababta ay xiligan isugu tageen Garoowe.

Walwaal Online

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here