Maleeyihiin!

0
1003

Heesuhu haddii ay fan iyo farxad leeyihiin, waxaa ka heli lahaa: Bob Marley, Elvis Presley, Whitney Houston, Micheal Jackson iyo qaar kale oo kuwaas la mid ah. Kulligood qulub iyo walbahaar ayey la noolaayeen iyaga oo waliba milyanneero ah. Diiqadda iyo ciriiriga haya waxa ay isku illowsiin jireen khamriga iyo maandooriyaalka kale oo kulligood ay u wada dhinteen.

Ninka la yiraahdo Yusuf Islam (Cat Stevens), ee waqtigii uu heesaaga ahaa aad loo jeclaa, ka dibna iskaga tegay oo Islaamay, ayaa aad uga warramay nolosha fanka iyo fame-ka iyo sida uu uga raystay.

Ragga iyo dumarka fanka ka baxayaa, waxay soo arkeen xaqiiqo iyo dhib jirta. Ilaahay SWT ha u adkeeyo go’aankooda.

WQ: Cali Aadan Ciiraale

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here