Ramadaanka iyo Talaadada?

0
369

Sanadkaan waxaan rajaynayaa in bilaabashada bisha Ramadaan aysan muran gelidoonin. Galabta Isniinta ee bisha April 12 tahay qorraxdu waxay ka hordhacaysaa bisha ilaa 20 daqiiqo (Somalia). Mudadaas waa suurtogal in isha lagu arko walow ay gabaabsi tahay. Falak ahaan muran kuma jiro. Xilliga isku gudbanaanta bisha iyo qorraxdu waa 5:30 am (Conjunction Time) ee 12 April.Sidaa darteed waxaan ku rajo wayn nahay in Ramadaanku bilowdo maalinka Talaadada ah in ceeryaamo qariso ma ahane.Rabbi cibaado suubban iyo iimaan xooggan baan weydiisanayn.

WQ/ Dr. Mohamoud A Mohamed

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here