Rooble oo ku xusay xuska maalinta ciidanka qaranka aw-dheegle

0
82

Muqdisho (Walwaal.com)- Raiisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqasho ku jooga Degmadda Awdheegle ee Shabeelaha Hoose.

Raiisulwasaaraha ayaa munaasibadda Maalinta Ciidanka Xoogga la dabaaldagaya geesiyaashii dhowaan ka adkaatay Argagixisaddii isku dayday inay soo weeraraan fariisimaha Ciidanka ee Bariire iyo Awdheegle

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here