SHEEKADA KA HADHAY DHAQAN GALKII XAYIRAADA DUULIMAADKA SOOMAALIYA

0
185

 Muqdisho (walwaal online), inkasta oo dadka soomaaliyeed meel ay joogaan ba, siyaasiyiintoodu u sheegto waxa ay doonto, oo aanay kala xishoon, wax kasta misna waxaa la isdheeraa habka indho sarcaadinta dadka taabaca ah, wax loogu shuban jirey, haddaba maanta Somaliland waxa seegtay, in ay saacad ka hor go’aanka ay Soomaaliya, hawada ku xidhay, go’aan la mid ah soo saaraan, oo gebi ahaanba joojiyaan duulimaadyada, diyaaradaha ee garoonka cigaal yimaada, si ugu yaraan masaakiintu u mooddo in saakaba, amarkii jamhuuriyadda Somaliland la dhaqan geliyey!

Waxa saaka muuqatay in jilayaashii xariifiinta jiliinka & dramaha ku ahaa ee Somaliland maaweelin jirey, ay muggan ka dhamaadeen oo meesha ka baxeen, ayna bedeleen askar taqaan sida albaabka loo handaraabo oo qudha. Sida uu barta tweeter ka ku qoray, Maxamed Ducaale, oo sheegta in uu yahay Danjire, soomaaliland u fadhiya qaramada Midoobey, taasoo ah been qayaxan balse dadka hargaysa, burco & berbera run u haystaan. Ayaa maanta qosol aad u baddan lahayd, wixii uu qoray.  

 Maanta waxaa dhaqan galay xanibaadii ay soo rogtey dowlada federaalku, mana jirin wax duulimaad ah oo yimid dalka Soomaliya.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here