Wakiilada Beesha Caalamka oo kulan xasaasi ah la leh Ra’iisal Wasaare Rooble

0
160

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shir uga socdaa Teendhada Afisyooni ee Muqdisho.

Shirkan ayaa looga hadlaya xaalada siyaasadeed, doorashooyinka iyo fududeynta howlaha horyaala Ra’iisul Wasaaraha oo ay ugu horeyso shirka soo socda ee 20-ka bisha May ee Golaha wadatashiga Qaran.

Waa shirkii u horreeyay ee dhex mara Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Beesha Caalamka, tan iyo markii Ra’iisul Wasaaruhu la wareegay arrimaha doorashooyinka iyo amniga oo looga fadhiyo inuu dhowaan guda galo hirgelinta heshiiskii 17 September.

https://www.facebook.com/universalsomalitv/videos/474223643791644

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here