Waraaqaha lacagta ee Somaliland iyo Soomaaliya oo yaal Matxafka Lacagta ee Frankfurt, Jarmalka

0
260

Museum-ka lacagta ee Frankfurt oo aan maanta booqday, waxyaalaha ishu qabanayso ee aan ku arkay waxay ahaayeen lacagta Somaliland Shilling iyo Somali Shilling xilligii dawladii hore jirtay.

Waa dhisme aad u weyn oo uu ku xardhan yahay dhammaan xog kasta oo xiriir la leh lacagaha adduunta, siday ku bilaabmeen, sida loo Regulate gareeyo iyo isbedelka ku dhaca.

Waxaa ku dhex taal maktabad weyn oo ay ku dhan yihiin buugta iyo cilmi baarisyada laga qoray lacagta iyo saameynta ay leedahay.

WQ: Dr. Mohamoud A Mohamoud

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here