shirkan oo socday mudo asbuuc ah ayaa loogu madalsanaa in laga soo
saaro qaabka ay noqon doonto doorashada dalku islamarkaana waxaa isugu
yimid sadex maamul goboleed koonfur galbeed state ,galmudug
,hirshabeele waxaana weheliyey gudoomiyaha gobolka banaadir iyo madaxweynaha dalka maxamed claahi farmaajo ,,
kulankan ayaa waxaa ka maqnaa juba-land iyo puntland waxaana kasoo
baxay warmurtiyeedkan in doorashadu noqoto mid deegaan islamarkaana xubintii baarlamaan oo soo doortaan 301 xubnood oo isugu jira odayaasha ,bulshada rayidka ah
iyo dadka deegaanka uu metelo.
Dhuuso -Mareeb
