Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa Goordhow la wareegtay shaqsi looga shakiyay Cudurka Covid 19.

0
222

Muqdisho.(walwaal Online):Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa Goordhow la wareegtay shaqsi looga shakiyay Cudurka Covid 19.

Muwaadinka looga shakiyay cudurkan ayaa saaka tagay xarunta cisbitaalka Digfeer,ka dib markii uu isaga shakiyay cudurkan dadka qabana uu hore ula soo macaamilay.

Muwaadinkan ayaa sheegay inuu ka yimid dalka UK,mudo dhowr cisha ahna uu ku sugnaa magaaladda muqdisho.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here