Xisbiga Jubilee dhismo ahaan wuu dhintay, William Ruto xulufadiisa ayaa hadda shaaciyay

0
45

Hoggaamiyahii hore ee aqlabiyadda Golaha Barlamaanka Aadan Ducaale ayaa ku dhawaaqay in xisbiga Jubilee uu qaab dhismeed ahaan dhintay, iyo in UDA ay noqon doonto barta xulashada doorashada guud ee soo socota

Hase yeeshe, Ducaale wuxuu sheegay in doorashadii Kiambaa ee dhawaan la soo gabagabeeyay ee u dhaxeysay xisbiga  Isutaga isbahaysatada Dimoqraadiyiinta (United Democratic Alliance) ee John Njuguna & Wanjiku iyo xisbiga Jubilee ee Kariri Njama ay ahayd mid saaxiibtinimo ah maxaa yeelay UDA waxay ahayd xisbi gacansaar la leh Jubilee.

Musharaxa United Democratic Alliance ayaa ku guuleystay waxyar oo 510 cod ah ka dib markii uu helay 21,773 cod oo ah codbixin adag oo lagu tartamayey.

By Abdimalik Ismail Hajir | July 19th 2021, Af-celintii Hassan M. Dhiillood

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here